wax yar sug...
Blog
Thoughts on tech, development, and building things that matter.
garaad gacmeedBaro sida Garaad Gacmeedka (AI) loogu adeegsan karo horumarinta software-ka, abuurista content-ka, iyo kordhinta wax-soosaarkaaga. Maqaal dhamaystiran oo loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed.
Internet TechBaro farqiga u dhexeeya Programming, Networking, iyo Cyber Security. Maqaalkan wuxuu si faahfaahsan u sharxayaa qayb kasta, qalabka loo isticmaalo, iyo midka ku habboon xirfaddaada mustaqbalka.
Internet TechBaro wax kasta oo ku saabsan Web Hosting: Noocyada VPS, Shared, iyo Cloud. Faham farqiga u dhexeeya Hosting iyo Domain Name iyo sababta website-yadu ugu baahan yihiin server.

Baro muhiimadda furitaanka adeegga Anthropic (Claude AI) ee Soomaaliya iyo sida ay kor ugu qaadayso productivity-ga Developers-ka Soomaaliyeed.
Baro sababaha ugu waaweyn ee keenay in TypeScript ay noqoto doorashada koowaad ee Developers-ka Web-ka iyo farqiga ay u dhexeeya JavaScript.
Baro sababta Documentation-ku uga muhiimsan yahay YouTube Tutorials iyo 3 talo oo dahabi ah oo aad ku noqon karto developer madax-bannaan oo aqoon dheer leh.
U kala miir Maqaalada kuwa uu Qof qoray ama kuwa uu Garaad gacmeedku qoray